top of page
WELCOME TO WAABGALE FOUNDATION.

Ku soo dhowoow Waabgale Foundation. waa Non Profit organization oo ka shaqeyn doona Hormarinta Mashaariicda guud ee Waxbarashada,Caafimaadka iyo Kobcinta Dhaqaalaha. isla markaana caawin doona degaanada aay haa tan si xun u wax yeelaysay abaaraha gaar ahaan Gobolada Waqooyi, Baydhabo,Bakool iyo dhamaan Jubooyinka oo dhan. 

​

WAABGALE FOUNDATION  Wuxuu  ku  war-gelinayaa dhamaan  walaalaha WAABGALE  in Cod bixintii loo qaaday  in lagu doorto  Loga-da ama Astaan Gaar ah ee uu WAABGALE FOUNDATION  yeelan  Lahaa mustaqbal ka dhow  La soo gaba gabeeyay. Cod bixintaas  Loga-da waxaaa lagu soo bandhigay in ka badan  15  Logo qurux badan oo kala duwan.  9  Ka mid ah Loga-daas waxaa soo diyaariyey ama Farsamadeeda lahaa Jaaliyada WAABGALE FOUNDATION ee  EUROPE (yurub).  6  ka mid ah  Loga-daas waxaa soo diyaariyey ama Farsmadeeda  lahaa  Jaaliyada WAABGALE FOUNDATION ee North America. Hadaba Maamulka sare ee  WAABGALE FOUNDATION Mar kuu arkey dhamaan Loga-daas  wuxuu si wadajir ah  u doortay Loga-da hoos ku sawiran  iyo banner-keeda. 

​

 

​

​

​

MAHAD NAQ GAAR AH.

Anigoo ku hadlayo Magaca Boqor tooyada Waabgale Foundation Waxaa Sharaf weyn ii ah inaan Halkan ugu Mahad celiyo Dhamaan Xubnaha Muhiimka ah ee hoos ku qoran:

GUDOOMIYAHA HAWEENKA

GOLAHA SARE EE GARSOORKA 

GUDOOMIYAHA XIRIIRKA CAALAMIGA

UGAASKA

NABAD DOONADA

GUDOOMIYAHA

GUDOOMIYE KU XIGEEN KA

BOARD MEMBERS KA

DHAMAAN AQOON YAHANADA

DHAMAAN DHAQAATIIRTA

DHAMAAN SIYAASIYIINTA

DHAMAAN INTA KU ABTIRSATO

Waabgale Foundation.

.

Schedule Free
Consultation

Gacmo wadajir bey wax ku gooyaan.

 

waxaa muhiim ah in si weyn loo fahmo muhiimada aay leedahay  in la xiriiriyo raximka isla markaana la adkeeyo xiriirka walaal tinimo ee ka dhaxeeyo Boqortooyada waabgale .

 

"waxaaan ahay  waabgale

dhalad ah  waxaan SI aad ugu farax sanahay 

horumarka IYO GUUSHA waabagale FOUNDATION. HANOOLAADO ,HANOOLAADO.

                                                                                            "

HELLO!  WAABGALE FOUNDATION AROUND THE GLOBE. THANK YOU

 
SHIR WEYNAHA JOOGTADA  AH OO AH SHIRKII  54 AAD EE  ASBUUC LAHA AHAA OO AAY BOQOR TOOYADA WAABGALE  KU QABAN JIRTAY MAGAALADA MOGADISHO AYAA MAANTA  OO JIMCO AH TAARIIKHDU TAHAY 07/21/2017 
LAGU QABTAY MAGAALADA
MOGADISHO EE DALKA SOMALIA.
​

xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo aay ka soo qeyb galeen Madax sare oo ka tirsan Waabgale Foundation ayaa waxay ka dhacday goobo kala duwan oo dalka iyo dibadiisa ah.

​

xafladaan oo lagu kala qabtay goobo kala duwan oo aduunka ah. magaalooyinka sida weyn looga dabaal degay ayaa waxaa ka a mid aha magaalada Minnesota,Boston,Kentucky, 

Canada, Mogadisho,Baydhabo

iyo Sacuudi arabia.

​

Xafladaan  waxaa aayado quraan ah ku furay  Sheikh sharif  Abdul wahab Yahya ismaaciil. Xaflada oo si weyn lays kugu afgartay ayaa waxaa ka soo baxay  go,aan wax tar leh oo aay ka mid tahay la adkeeyo midnimada iyo horumarka la taaban karo  ee uu gaaray

Waabgale Foundation.

​

waxaa kale oo madaxdii ka soo qeyb gashay shirka  iyo dhamaan jaaliyada Waabgale Foundation aay si weyn iskugu baraarujiyeen sida aay muhiim u tahay in la dar dar galiyo kaalmada loo fidinayo dadka ka 

soo barakacay Gobolada dalka ee u baahan gargaarka deg dega ah  ee bani aadam nimo.

​

Xafladaas oo si toos ah ama live stream ah ugu qeyb qaatay Gudoomiyaha Boqortooyada

Waabgale Foundation  AL- SAYID DR: SHARIF IBRAHIM SHARIF MUKHTAR

iyo Madax Sare oo ka tirsan Golaha Sare Garsoorka.

Ugaaska Ahlubeytka Hasan iyo Husein: UGAAS  SHARIF ABSHIR SHARIF MOHAMUD

SHARIF HASSAN, AQOON YAHANO, GANACSATO

SARAAKIIL iyo NABADOONO 

FARO Badan oo dalka iyo Dibadiisa joogo.

 

Gudoomiyaha Haweenka  ayaa si adag ugu hadashay doorka aay haweenka ka qaataan dhiiri galinta jaaliyada iyo sugida AMNIGA.

​

sidoo kale gudoomiyaha Haweenka waxay sheegtay inay hiil iyo taageero buuxda aay la garab taagan yihiin sidii loo adkeyn lahaa midnimada iyo hormarka  uu gaaray  Waabgale Foundation.

​

Gudoomiyaha Haweenka ayaa deeq lacag ah  oo aan la shaacin tiradeeda ka gudoomay Gudoomiyaha Xiriirka caalimaga

ah ee Waabgale Foundation.

​

waxaa lagu balamay in shirka kan xiga la qabto ASBUUCA SOO SOCDA EE 07/29/2017  haduu ALLAHA awooda leh uu ogalaado.

​

​

​

​

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
​
​
​

 

 

 

​

 

​

​

​

​

​

​

​

​

​

​

​

​

.

​

​

​

​

​

​

 

 

​











 

"WAXAAN AHAY HAWEENKA

WAABGALE EE SIDA XOOGAN U TAAGEERA JIRITAANKA

BOQORTOOYADA WAABGALE.

WAXAAN AAD U JECELAHAY

OO AAN SI BUUXDA  TAAGEER SANAHAY 

GUDOOMIYAHA HAWEENKA WAABGALE OO AH LAF DHABARKA WAABGALE.

    

                         "

 

"MAASHAA - ALLAH !!!  WAA GUUL MUUQATO OO LA TAABAN KARO HORUMARKA WAABGALE FOUNDATION.

WAXAAD MUDAN TIHIIN INAAD KU DAYATAAN TALAABADA WANAAGSAN.

                       

                         "

"

"

RAMADAAN KARIM

WAXAAN MAHAD GAAR AH AAN U CELINAYAA DHAMAAN BOQORTOOYADA WAABGALE SIDA DEEQ SINIMADA LEH EE BISHA RAMADAAN  U KAAL MEEYEEN WALAALA HOODA U BAAHAN IN LA CAAWIYO

BISHAN BARAKEYSAN EE

RAMADAAN.

WAABGALE FOUNDATION

WUXUU HIRGALIYAY

WAABGALE IFTAR

DHAMAAN MAGAALOOYINKA DALKA SOOMAALIYA OO DHAN.

"

"

ISHII BUKTAAY KU BIKAACSO

WAABGALE FOUNDATION WAXAA U RUMOOBEY RAJADII UU HIIGSANAAYAY. WAXAAN HALKAN SI GAAR AH UGU MAHAD CELINAYAA DHAMAAN MADAXDA WAABGALE FOUNDATION. gaar ahaan sirdoonka waabgale

foundation ( win ) oo ku guulaystay inuu  badbaadiyo jiritaanka jaaliyada waabgale. isla markaana sugay  amniga iyo nabad gelyada boqortooyada waabagale.

waxaan idinku dhiiri galinayaa inaad maxkamad sharci ah aad soo saartaan meelkasta oo uu joogo danbiilaha dhibaatada u geeystay jiritaanka boqortooyada waabgale.

​

​

​

​

Name *

Email *

Phone

Subject

Message

Success! Message received.

 
XIKMADA MAANTA
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
XIKMADA MAANTA WAA HAL KU DHEG
ERAYO AH AMA JUMLADO AH KAAS OO WAX WEYN KA BADALI KARO NOLOSHAADA KUUNA HORSEEDAYO HORUMARKA NOLOSHA INSHA ALLAH:
​
​
​
​
"
KA DHEEROOW DADKA NIYAD JABKA ABUURA EE AAN WAX RAJO AH KA LAHAYN NOLOSHA, WAAYO ADNA WAXAY KUGU DARI KARAAN KOOXDOODA KA DHACAY NOLOSHA.
​
WAXAA QOREY : Gudoomiyaha Boqortooyada
Waabgale Foundation  AL- SAYID DR: SHARIF IBRAHIM SHARIF MUKHTAR   
                                                          "
​
                                                   
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​
​

​

​

​

​

bottom of page